U bood nuxurka

Libaax

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Libaax Ar
Lab
Dheddig (libaax)
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Lafdhabarleey
Gacalka: Naasley
Dirka: Hilibcun
Bahka: Bahda Bisada
Duulka: Panthera
Noocyada: P. leo
Magaca laba-geesoodka ah
Panthera leo
(Linnaeus,
Eray la mid ah
Felis leo
Gool, Aar
Fiidiyowga libaaxa iyo dhasheeda oo jooga kaydka Phinda

Libaax, Aar (Af Carabi: أسد; Af-Laatiin: leo; Af-Taliyaani: leone; Af Ingiriis: lion;Af Ingiriis: lion; Af Oromo: Leenca ; Af Amxaari: አንበሳ) waa xayawaan aad u weyn oo duurjoog ah oo hilibka cuna.

Libaaxu (Panthera leo) waa xayawaan weyn oo ka tirsan bahda bisadaha iyo duulka *Panthera*. Wuxuu lee yahay jir murqo badan, laab ballaaran; madax gaaban oo wareegsan; dhego wareegsan; iyo qayb timo madow leh oo ku taal cidhifka dibkiisa. Waa mid muuqaalkiisu lagu kala garan karo lab iyo dhedignimadiisa; libaaxyada labka ah waa kuwo ka waaweyn dheddigga, waxayna leeyihiin timo badan oo dheer oo qoorta iyo madaxa ka baxda (mane) kuwaas oo gaara ilaa garbaha iyo laabta.

Libaaxa waxaa lagu maqacaabaa Boqorka Xayawaanka, sababtoo ah waa ugaadhsadaha dhamaan noolaha ku dhex nool keymaha.

Libaaxa kan lab waxaa loo yaqaan Aar, tan dhedigna waxaa loo yaqaan Gool, libaaxu waa xayawaan aad u khatar ah waxaana uu noolyahay qaarada Afrika iyo Hindiya, libaaxa waxa uu cunaa hilibka xoolaha, dadka iyo dhamaan xayawaanka.

Waddanmaha Kale...


Libaaxu waa boqorka duurjoogta

Libaaxa ugu Wayn wuxukunoolyahay koonfurta AFRIKA