U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Maqaalka Maanta

Cuf is-jiidad (ingiriis: Gravity) waa awood dabiici ah oo aan la arki karin oo aan la maqli karin laakiin la dareemi karo. Garaafiti waa awoodda ay yeeshaan sheyyadda miisaan oona ku heysa dhulka. Tusaale ahaan haddii aad shey kor u tuurtid hoos ayuu u soo dhacayaa. Waxa sababa in shey walba oo kor loo tuuro uu hoos ugu soo dhaco waa awooda la yiraahdo Cuf is-jiidad ayaa hoos u soo jiidata. Sheyyada waaweyn ee dabiiciga ah sida dhulka, dayaxa, qorraxda iyo xiddigaha waxey leeyihiin awood Cuf is-jiidad la yiraahdo oo wixii u soo dhawaada wey soo jiitaan.

Sheyyada waaweyn ee dabiiciga ah sida dhulka, dayaxa iyo qorraxda way kala Cuf is-jiidad badan yihiin. Mid ba' midka uu ka weyn yahay wuu ka Cuf is-jiidad badan yahay. Tusaale ahaan awooda Cuf is-jiidad ee uu dhulka leeyahay waxey ka xoog badan tahay awooda Cuf is-jiidad ee uu dayaxa leeyahay sababtoo ah dhulka ayaa ka weyn dayaxa. Awooda Cuf is-jiidad ee ay qorraxda leedahay waxay ka xoog badan tahay tan dhulka uu leeyahay sababtoo ah qorraxda way ka weyn tahay dhulka.

Dayaxa wuxuu ku meereystaa dhulka oo waxaa soo jiita Cuf is-jiidad dhulka. Dhulka wuxuu ku meereystaa qorraxda oo waxaa soo jiita Cuf is-jiidad qorraxda. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

  • ... in ka badan 1,700 qof ay is-dhiibeen iyagoo ka booday Buundada Golden Gate (Sawirka)?
  • ... in sanadkii 2022, jilaa Emma Corrin ay noqotay qofkii ugu horreeyay ee aan laba-labo lahayn ee ku muuqda bogga hore ee majaladda Vogue?
  • ... in The Road to Serfdom, buug saameyn weyn leh oo uu qoray dhaqaaleyahan Friedrich August von Hayek, sidoo kale lagu daabacay sida buug sawir leh?
  • ... in markii Clint Eastwood uu ahaa duqa magaalada Carmel-by-the-Sea, California 1980-meeyadii, uu sharci ka dhigay cunista barafka waddooyinka magaalada?
  • ... in cilmi-baarayaal ay heleen dambiilo malab ah oo ku yaalla xabaalaha qadiimiga ah ee Masar, kuwaas oo ka badan 3,000 sano jir ah isla markaana wali la cuni karo, taasoo muujineysa in malabku uusan waligiis xumaan?
  • ... in xubin hore oo ka tirsan Golaha Qaranka Fernando Villavicencio uu ahaa wariye ka caawiyay inuu shaaca ka qaado barnaamijka sirdoonka ee Ecuador ee la socday wariyeyaasha iyo siyaasiyiinta?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

Faylasuuf
Faylasuuf

'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Sawirka Maanta

Maanta Oo Kale

Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.